Xildhibaano kasoo cararay magaalada Kismaayo oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Jubbaland oo isaga soo cararay magaalada Kismaayo, kadib handadaad ay kala kulmeen Hogaanka maamulka Jubbaland. Xildhibaanadan soo gaaray magaalada Muqdisho oo gaaraya ilaa afar Xildhibaan ayaa qaarkood sheegeen in noloshooda kala soo baxsadeen magaalada Kismaayo halka kuwa kalana sheegeen in Kismaayo laga soo musaafuriyay. Waxa ay Xildhibaanadan … Continue reading Xildhibaano kasoo cararay magaalada Kismaayo oo soo gaaray Muqdisho